Edebyeelo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-eeshay, -eelatay)

Ka e.: edeb lahaansho; dhaqan wanaagsan yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga edebyeelo

edebyeelasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg