Fadfad
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Godgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon.
Fadfad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Jir nafley humbuluuluqid. 2. Raashin karaya tiqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadfad ↴
fadfadid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg