Farakh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-khyo/furuukh, m.dh)

Ilma aan meher xalaal ah ku dhalan; wacal; garac.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farakh

furuukh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg