Faraxal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq¹, farammayr.
Faraxal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraxal ↴
faradhaq | faradhaq | faradhaqad | faradhaqan | faradhaqasho | faradhaqid | faradhaqnaan | faradhaqnaansho | faradhaqo | farammayr |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg