Farfar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. F. ah: meel biyo dhow oo laasaska laga qoto; xaarxaar. 2. Furuqdhoon. ld faarfaar¹.
Farfar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farfar ↴
faarfaar | faarfaar | faarfaarid | farfarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg