Feeys

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Maro calal ama cutub mayrax ah oo lagu tirtiro weelasha la culo; catir, cidaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feeys


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg