garansoon
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)1. Wax, wax xusuusan ahaansho. 2. Wax, wax fahamsan ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garansoon ↴
garansoonaan [m.f.dh]
eeg garansoon. ld garansoonaansh.
garansoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld garansoonaa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg