Gommod

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.

Gommod

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do/gondo, m.l)

Cagta geela; cagaf.

Gommod

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cudur gommodka ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gommod

golrod | gommodid | gondo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg