gongonso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Hoore yar oo weel salkiisa ku jira ka shubasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gongonso

gongonsasho [m.f.dh]
eeg gongonso. ld gongonsad, gongonsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg