Hadoodil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Balbalo. 2. Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo. 3. ld hadoodilid.
Hadoodil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Wax har u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadoodil ↴
hadoodilan | hadoodilid | hadoodillan | hadoodillanaan | hadoodillanaansho | hadoodilnaan | hadoodilnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg