Hawaaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawaaran ↴
hawaarnaan | hawaarsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg