Heerkul qiirqiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heerkul qiirqiir ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg