huwo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-waday, -watay)Wax dusha isaga daboolid (maro, buste iwm.).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huwo ↴
huwasho [m.f.dh]
eeg huwo. ld huwad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg