Idan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Oggolaansho, rukhso. 2. Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin. dabqaad, idin
Idan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)Wax samayntooda cid fasax u siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga idan ↴
idanqaadasho | idanqaado | idansan | idansanaan | idansanaansho | idin | xaddidan | xafidan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg