Idansan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof wax samayntooda cid fasax lagu siiyay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga idansan ↴
idansanaan | idansanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg