Inqilaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Hab aan sharci ahayn oo dawlad dhisan lagu beddelo; afgembi.

Inqilaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Dawlad dhisan si aan sharci ahayn ku beddelid; afgembin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga inqilaab

afgembi | inqilaabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg