isticmaarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsinayo. 2. Cid addoon-sasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isticmaarso ↴
isticmaarsasho [m.f.dh]
eeg isticmaarso. ld isticmaarsad, isticmaarsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg