Jaantus Argrand
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo ..., m.dh)(xis.) (Sallax murakab) Laba addimaale habdhiska kulannada kaartis ee lagu muujiyo tirooyinka murakabka ah. Tirada x + iy waxa lagu muujin karaa barta kulannadeedu yihiin (x, y).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaantus Argrand ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg