jaraa'id
(m.l.w)

eeg jariidad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaraa'id

faafreeb [m.l]
Guddiga baara filimada, jaraa'idka, buugaagta iyo riwaayadaha inta aan loo bandhigin dadweynaha.

jaraa'id [m.l.w]
eeg jariidad.

shirjaraa'id [m.l]
Shir wargeysyada.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg