Jasiirad-shacaabi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do ..., m.l)(jool.) Dhul-badeed ka samaysan dhagaxshacaabi ka fog dhul kale, kuna dhex taal bad ama biyo weyn oo kale, joogeeduna aad uma sarreeyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jasiirad-shacaabi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg