Jeermiga xiidmaha

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(baay.) Baktiiriya caadi ahaan ku jira xiidmaha, qaarkood waxay sameeyaan fitamiin k (vit. K). Waxay ka hortagaan cudurrada baktiiriyada cudurwaddada ah oo aasidh badan ayey meesha ku sameeyaan si jeermiga kale ugu dhinto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeermiga xiidmaha


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg