Jirjirroole

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nafley yar afar addin iyo dabo dheer leh oo hadba meesha ay joogto midabkeeda yeelata; roor; geeldhugeeye. 2. J. ah: Qof isbedbedel badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirjirroole

geeldhugeeye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg