Kacdin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo. 2. Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.
Kacdin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)Faras kacdin ordid. ld kactin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kacdin ↴
kacdimi | kacdimid | kactin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg