Kahortag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Hab walba oo looga hortago cudurrada, sida: tallaalka gawraca-tada iyo kixda, ama falooreynta oo looga hortago suuska ilkaha caruurta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kahortag

unugga Daaniyal | kahortagga-cudurrada |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg