Kakanaanta beerka
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Xaalad beerku buko oo ay ka dhex sameysmaan karrimo sooh mayraxeed ah kuwaasoo ay ku dhex yaallaan jasiirado ka sameeysan unugyo soo badanaya oo beddalaya kuwi dhintay. Beerku wuxu yeeshaa midab hurdi madow ah iyo kuus-kuus.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kakanaanta beerka ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg