Kawaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Meesha xoolaha lagu qalo.

Kawaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami/-aani)

Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kawaan

hilible | kawaamid | kawaanasho | kawaanid | kawaanle | kawaanley | kawaano |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg