Khaddiib
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bbo, m.dh)Ninka khudbadda jimcaha ka akhriya masaajidka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaddiib ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

