Kirishtaanad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)(dii.) Haweeney aaminsan diinta Masiixiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kirishtaanad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg