Koboc

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

K. ah: nafley yar oo cayilan.

Koboc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bcay, -bocday; -bci)

1. Nafley yar cayilid. 2. Dhaqaale iwm korid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koboc

duufaan-onkodle | kobcid | kobocsan | kobocsanaan | kobocsanaansho | kobocsasho | kobocso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg