Laas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l/-syo, m.dh)Ceel yar.
Laas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l/-syo, m.dh)(juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha laga helo agtood bacrin ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laas ↴
saabbilaash | eeg | idlaasho | laasad | laasasho | laashin | laashin | laashinnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg