Laballaabooti

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Laballaabee. 2. Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laballaabooti

laballaabootin | laballaabootis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg