Lid-jidh-dhaliye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(baay.) Walax kasta oo uu jidhku u arko walax qalaad, sidaa darteed uu ka bixiyo jawaab is kabaxeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lid-jidh-dhaliye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg