Lixkor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xilli diraac ah oo roobab aan badnayn da'aan. 2. Bilaha xilliga diraacda mid ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lixkor


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg