Madoobee

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

1. (f.g) Wax midab madow u yeelid. 2. (f.mg) Ka m.: cilmi, garaad iwm oo cid maskaxdeeda ku jira ka tirtirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madoobee

gaalis-xidhan | dayaxmadoobaad | madoobeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg