Madrasad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Dhismo ardada cilmi lagu baro; dugsi. 2. Dugsi ay maaddooyinka lagu dhigto carabi ku baxaan. ld madraso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madrasad ↴
madraso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg