Magaay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Jecleysashada uu qof jecleysto cunto aan markaa la hayn. Cali magaaygu wuu ka bi'i lahaa hadduu timir helo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magaay ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg