Mahuraan

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

M. ah: wax aan laga fursan karin, lama huraan, lagamammaarmaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahuraan

lamahuraan | lamahuraannimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg