Makaraan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/makaraan, m.dh)1. Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen. 2. Qardhaas; xirsi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga makaraan ↴
lamakaraan | xijaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg