Mala-abbaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Mala'awaal.

Mala-abbaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax mala'awaalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mala-abbaar

mala-abbaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg