Malaakh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-khyo, m.dh)

Qof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq¹.

Malaakh

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-khay, -khday)

Qof malaakh ka dhigid. ld malaaq².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malaakh

malaakhad | malaakhadi | malaakhadin | malaakhid | malaaq | malaaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg