Malaxaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Wax malax yeeshay ahaansho (nabar).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malaxaysan

malaxaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg