Malee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)1. (f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid. 2. (f.mg) Isu m.: isu haysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malee ↴
oddoros | saadaal | armaa | billaa | guulwade | malayn | maleeg | maleegan | maleegan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg