Maliishan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax jirro ku raagtay oo tabar dhigay ahaansho. ld mariishan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maliishan

maliishanaan | maliishanaansho | mariishan | mariishanaan | mariishanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg