Mareeg-daabacan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Mareeg elektarooniko oo ka samaysan gudbiye, kuna daaban oogada xaashi-sallax ma gudbiye ah. Mareegaha noocani waxa beryahan aad loogu isticmaalaa qalabka elektaroonikada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mareeg-daabacan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg