Maroori

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Si maroor ah wax u wareejin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maroori

farammaroori | farammaroorin | maroorid | maroorin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg