Maroorsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm).
Maroorsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maroorsan ↴
maroorsamid | maroorsanaan | maroorsanaansho | maroorsanow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg