Maroorsanow
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)Wax marooq yeeshay noqosho (xarig, maro iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maroorsanow ↴
maroorsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg