Martabad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Jago sare oo la gaaro. 2. Meherad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga martabad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg