Masaafee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid; walaal iwm) ka fogeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaafee

masaafeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg