Maskar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Sharaf. 2. Mowjad; hir. 3. Maskab.

Maskar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(bot.) Geed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maskar

maskabjab | maskabjab | maskabjaban | maskabjabi | maskabjabid | maskabjabin | maskabjabnaan | maskabjabnaansho | maskabjabsan | maskabjabsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg